Dhagayso:Waxa loogu yeero qaramda midoobay ma ogol yhiin awood aan iyaga ahayn?

Suldaan-Garyare-337x330

Qolyaha iska magacaabay qaraada midoobay ma ogola awood la loolanta in ay dunida ka hana qaaddo waxaanay duulaan ku qaadaan ciddii lid ku ah gaalo iyo muslimiin ciddey doonto ha ahaatee.

Aqoon yahan suldaan Maxamed Garyare oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in ururka qaramada midoobay uu yahay urur gumeysi oo uu caalamka ku amar ku taagleeya.

Asigoo hadalkiisa sii watta wuxuu sheegay in Soomaaliya ay gumeysi ku jirto oo looga taliyo dhismaha xalane ee magaaalada Muqdisho halkaasoo shisheeyuhu xarumo ciidan iyo kuwo siyaasadeedba ku leeyahay.

Dowladda xasan sheikh ayuu sheegay in ay tahay mid loo taliyo ee aanay awood lahayn asigoo intaa raaciyay kooxda in ay bedesho dowladda hadda jirta la qorsheynayo in ay iyaguna noq doonaan adeegaha shisheeyaha.

Halkan ka dhagayso Aqoonyahan Suldaan Garyare.lite

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.