Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida islaamka waa todobaadle maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa qaar kamid ah qodobada ugu waaweyn xaaladaha ka taagan dunida muslimka.