Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Doorashada Somaliland.

diiradaBarnaamijka Diiradda Jimcaha oo aalaaba lagu falanqeeyo mawaadiic muhiim ah ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay ol’olaha diyaar garowga ee doorashada Soomaaliland.

Maamulka Somaliland ayaa waxa uu ku dhaqmaa nidaamka dimuqraadiyadda, waxaana barnaamijka cinwaan looga dhigay, maxay Somaliland ka dhaxashay Dimuqraadiyadda? Ma horumar iyo dib u dhac?

Martida ka qeyb gashay waxaa kamid ah: Sheekh Suldaan Maxamad Aala Maxamad oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cabdul Ilaah iyo Sheekh Jaamac Aw-Aadan, waxa intaa dheer dad weynaha oo aragtidooda kasoo dhiibtay mowduuca.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 13-05-2016.mp3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.