Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada On May 2, 2016 307 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyda 02-05-2016 0 307 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail