Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.
Dhuuxa wareyisyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho.
Halkan Ka Dhageyso DHuuxa Wareysiyada 19 05 2016