Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada On May 24, 2016 339 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 24 05 2016 0 339 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail