Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Soo Dhaweynta Ramadaan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa lagu soo qaatay mowduuc si gaar ah muhiim u ah xilliga, kuna saabsan qaabilaada ama soo dhaweynta bisha Ramadaan oo ay maalmo qura inaga harsan yihiin.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 27-05-2016