Dhageyso:Aqoon yahan ka hadlay kulanka Cabdi-kariin Xuseen Guuleed iyo Genaral Gabre.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi-kariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya gumeysato ina iley ,Madaxweynaha Jubba land Axmed Madoobe iyo janaraal Gabre oo ah sarkaalka Itoobiya u qaabilsan bur burinta Soomaaliya ayaa dhawaan ku kulmay Magaalada jig jiga.
ujeedka ayaaa ahaa in Cabdi Kariin si weyn looga dhaadhiciyo siyaasadda Itoobiya iyadoo meesha laga sheegay in Galmudug iyo Maamulka soomaalida Itoobiya haysato hashiiyeen sida warka loo dhigay.
Cabdi-kariin kama hadlin dadkii dhawaan ciidanka liyuu boolis la yiraahdo ee Amxaarada ku daabanu ku laayeen meel u dhaw Soohdin beenaadka ay wadaagaan Galgaduud iyo dhulka Soomaaliyeed ee amxaarada iyo tigreegu haystaan.
hadaba Aqoon yahan cabdulaahi Cali Hiirad ayaa ka hadlay damiir xumada ina xuseen guuleed iyo siyaasadda Itoobiya oo uu sheegayo iminka in ay gebi dhaclayneyso rejaduna tahay in Itoobiya bur burto Insha Allaah.