Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada. On May 9, 2016 353 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 09 05 2016.lite 0 353 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail