Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Ciidamada Ingariiska usoo Diray Muqdisho.
Todobaadkaan Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaa looga hadlay waxa ay soo kordhin karaan Ciidamada Ingariiska uu usoo diray Magaalada Muqdisho.
Ka qeybgalayaasha Barnaamijka ayaa diirada saaray Dhibaatadii Ingariiska ka gaystay Soomaaliya Xiligii uu gumeysanayay iyo haatan ku lug lahaanshihiisa duullaanka Ku socda Soomaalida.
Waxaa ka qeybgalay Maxamed Axmed Guuleed,Cabdullaahi Ansaari,Maxamed Jimcaale,Aqoonyahan Ansaari,Korneel Shariif Shaacir iyo Marti kale.