Dhageyso:Fadliga Bisha Shacbaan.
Maanta waa labada Bisha Shacbaan Sanada 1437 Hijriga waxaana ku xiga Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Shacbaan waxa ay leedahay Fadli Gaar ah.
Nabigeena Muxamed NNKH ayaa bishaan badin jiray Soonka.
Sheekh Cabdiqani Qardhaawi ayaa ka hadlay fadliga Bisha isagoo soo daliilinaya axaadiis ka sugnaatay nabigeena.