Dhageyso:Maxamed Cabdulle oo isku dhiibay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

askar_3

Wali waxaa Gobalka Gedo ka taagan Firxad Maleeshiyaadka Soomaalida ah ee la shaqeeya xabashida Itoobiya.

Maxamed Cabdulle Cali oo kamid ahaa Ciidamada Ku sugan Baardheere ayaa isku soo dhiibay xarakada shabaabul Mujaahidiin.

waxa uu sheegay inuu ciidamada ugu biiray siduu ku heli lahaa qori kadibna uu la qabsan waayay ciidanka islamarkaana uu iska soo tagay.

waxa uu sharaxayaa waxa uu kala kulmay qolyaha uu utagay ee ushaqeeya cadowga.1

dhibaatooyin ayuu sheegay inay ka heysatay Helista Cuno Ku filan.

“Aad bay iisoo dhaweeyeen mujaahidiinta iyo waalidkeyga mar danbana kuma noqon doono ciidanka”ayuu yiri askarigaan.

Halkan ka dhagayso Askariga Towbad keenka ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabdulle Cali

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.