Dhageyso:Sadex Askari oo isku dhiibay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

askar_3Ciidamo hor leh oo ka goostay Maleeshiyada Soomaalida ah ee la shaqeeya Itoobiya ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah Gedo.

Maxamed Cismaan Cali iyo Yuusuf Maxamed ayaa kasoo goostay Ciidamada Itoobiya La Shaqeeya ee ku sugan Baardheere halka Cabdi Maxamed Cali uu kasoo Goostay Ciidamada Ku sugan Doolow.

Askartaan ayaa shalay Lagu soo bandhigay qeybo kamid ah wilaayada islaamiga ah ee Gedo.

Hoos Ka Dhageyso Wareysi Idaacadda Alfurqaan ay ka qaaday askarta isku dhiibay xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Dhagayso Askar isi soo dhiibtay

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.