Dhageyso:Sheekh Xasan Yacquub Muxuu Ka Yiri Dagaalkii Ruunir-good.?

sheekh xasanisagoo Dad badan kula hadlayay Masjid Ku Yaala Magaalada Galhareeri ee Gobalka Galguduud ayuu sheekh Xasan Yacquub soo hadal qaaday weerarkii Taariikhda Galay ee lagu laayay Ciidamo dowladda katirsan oo gaaray Degmada Ruunir-good ee shabeelaha Dhexe.

Waaliga Galguduud ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Ruunir-good uu allaah koryeelay xaqa baabi’iyayna Baadilka.

Sheekh Xasan Yacquub ayaa soo hadal qaaday hubkii dowladda looga qabsaday Dagaalka.

Waxa uu sheegay in hubkaasi lagula dagaalami doona kuwa laga qabsaday iyo kuwa soo dhiibay.

Dhageyso Kalimada Sheekh Xasan Yacquub.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.