Dhaqanka Muqdisho Maxay Ka yiraahdeen Ciidamada Ingariiska Ee Yimid Muqdisho.?
Cabdikariin Muuse Casir oo ah Hoggaanka Odayaasha Dhaqanka Muqdisho oo uwaramay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in waxba aysan soo kordhin doonin ciidamo ingariisku usoo diray Soomaaliya.
Cabdikariin ayaa sheegay in Tani ay Muujinayso fashilka Muuqda ee soo wajahay Amisom kuwaasi oo ku jabay saaxaadka dagaalka.
Cabdikariim waxa uu sheegay in Ingariisku uusan gumeysan karin Dadka Soomaaliyeed.
waxaa la weydiiyay haddii Ingariisku dowladda Muqdisho kala tashaday Ciidamada uu usoo diray Muqdisho.