Dowro Diini Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Xerta Axkaamleyda.{Dhagaysi+Sawiro}

DSC05277Tababar diini ah oo socday muddo ku dhow laba bilood ayaa degaan hoos yimaada degmada Baraawe loogu soo gabagabeeyay xer ah oo ku xiran Sheekh Axmad Kuulaale.

Dhagayso Sh axmad kuulaale

Maktabka dacwada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab u qaabilsan Baraawe iyo degaanada hoos yimaada ayaa gacan weyn ka geystay dowradan, iyadoo gunaanadkeeda ay ka qeyb galeen qaar kamid ah culimada diinta islaamka oo muxaadarooyin qayim ah ardayda u jeediyay.

Dhagayso Sheekh Crashiid Abu Yonis oo kamid ah culimada diinta islaamka

Ardayda ayaa waxaa la baray Kitaabka Fiqhiga ee Minhaajka, kuwaasoo hadiyado ka gudoomay Maktabka dacwada oo aalaaba looga bartay inuu dhiira galiyo barashada diinta islaamka.

Dhagayso Ardayda dowrada

Sheekh Abuu Yonis oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa ardayda kula dardaarmay iney halkooda kasii wadaan cilmiga, sidoo kale Sheekh Axmad Kuulaale oo ah hogaamiyaha xerta ayaa sheegay iney garab taagan yihiin mujaahidiina, isagoo u duceeyay.

DSC05228DSC05235DSC05239DSC05242DSC05249DSC05295DSC05308DSC05310DSC05332DSC05344

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.