Hargaysa:Culimada Xun iyo Kuwa Wanaagsan.(Warbixin)

micMagaalada Hargaysa waxaa ku wada sugan Culimo ushaqeeya Maamulka iyo kuwa rabaaniyiin ah oo sheega xaqa.

XIligaan Magaalada waxaa ka socda ololaha Doorashooyinka ee Lagu qaadanayo kaararka Codeynta.

Culimada Rabaaniyiinta waxay umadda kaga digeen in aanan laga qeybqaadan is diwaangalinta oo aanan la taageerin dimuqraadiyada.

Warka Culimada waxaa qaatay dad badan oo isaga haray ka qeybgalka is diiwaangalinta.

Docda Kale Culimada Xun xun ayaa  dhankoda wada dadaallo ay ku maja xaabinayaan dhaqdhaqaaqa Culimada Rabaaniyiinta waxaana ay dadka ku dhiragalinayaan in la is diiwaan galiyo oo la qaato kaararka codeynta.

Warbixin Arimahaasi ka hadlaysa hoos ka dhageyso.

Dhageyso Warbixinta Culimada Xun iyo Kuwa Wanaagsan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.