Isku tiirsanaanta ka jirta dhulka shareecada Islaamka lagu xukumo.(Dhagayso)

 

micHorumar iyo isku tiirsanaan bulshada dhexdeeda ah ayaa ka jira deegaanada Shareecada Islaamka lagu xukumo ee k a tirsan koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Is jaceylka bulshada ayaa aad u kordhay iyadoo laga bogsaday dhiabatooyinkii qabyaaladuu sababta u ahayd.

Dadku waxay ogaadeen in ay iyagu isku filan yihiin haddii ay iskaashadaana aanay u baahneyn hay’adaha shisheeye ee lugooyada umadda u taagan iyagoo ku andoacoonaya in ay dadka wax u qabanayaan.

Nabadoon Cabdulaahi ansaari waa waxa uu ku nool yahay dhulka shareecada Islaamka lagu maamulo waxaanuu Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan uga waramay arimahaas iyo kuwa kale, asigoo hoosta ka xariiqay in federaalka shisheeyuhu macalinka ka yahay ka dhigan yahay wax xaaraan ah oo soomaalida lagu kala dilayo.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Nabadoon Cabdulaahi ansaari.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.