Ma liibaanayaasha lagu liibaanay oo lala hadlay.(Dhagayso)

mic

Hogaamiyaasha Maamul gobaleedyada iyo saraakiisha kale ka dhigan hogaamiye kooxeedyadu waxay ku adeegtaan wiilal soomaaliyeed kuwaasoo uu danihiisa ku gaaro iyagoo geesta kale wiilashaasu shaqeynaya shisheeyaha dalka ku soo duulay.

Kii dhinta ubadkiisu daryeel ma helo kii kalena ee dagaalada ku naafooba na ma helo daryeel waxaana lagu soo dhex tuuraa qoyskiisi oo laga yaabo in waa hore ay kala go’een amaba in uu dayacay dhici karto.

Hadaba Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed (Fartaag) o ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ha ee Alfurqaan ayaa si qotta dheer uga sheekeeyay qaabak askartaan loogu shaqeysto looguna dan gaaro.

Wuxuu baaq u jeediyay ehelada wiilasha shisheeyaha gidaarka looga dhigay asigoo ugu baaqay in ay ka soo saaraan dhufeyska mustaqbal xumada ee aaakhiro iyo aduun seegga ah ee ay ku jiraan.

Halkan ka dhagayso Waraysiga Nabadoon Guuleed

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.