Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf Oo Ka Hadlay Mowduuc Muhim Ah (Dhageyso)

FuaadSheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa muxaadaro aad u qiimo badan ka jeediyay mid kamid ah masaajidda gobolka Sh/hoose, isagoo ka hadlay mowduuc muhim ah dadka muslimiinta ee xilligan nool.

Sheekhu waxa uu ku dheeraaday ka hadalka khatarta ay leedahay aduunyada oo la isku dhibo iyo aakhiro oo la hilmaamo, wuxuu soo bandhigay nusuus badan oo muujineysa liidnaanta aduunyada iyo qiimaha aakhiro.

Isagoo meelo kala duwan wax ka tusaya dadka muslimiina ayuu ku baaqay in lagu dadaalo sidii loogu shaqeysan lahaa daarta aan u wada socono oo ah tan dhabta ah, wuxuuna ku baaqay in haddii aan sidaa u fahanno ay ka dhalaneyso in Allaah diintiisa la difaaco, laguna dadaalo cibaadadiisa.

Dhagayso Sheekh Fu’aad Muxaadaro Ka Jeediyay Degaan Kamid Ah Sh Hoose

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.