Sidee Wilaayaadka Looga Arkaa Howlgalada Maraykanka.?(Maqal)
Howlgalkii ugu danbeeyay ee Maraykanku ku fashilmay ayaa ka dhacay dulleedka Degmada Tooratoorow ee Gobalka shabeelaha Hoose.
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa adkeeysay magaalooyinka ay maamusho si ay uxaqiijiso ammaanka shacabka ay utaliso.
Hadabada Idaacadda Alfurqaan ayaa mekrafoonka la dhex martay qaar kamid ah shacabka wilaayaadka kuwaasi oo ka warbixiyay sida ay u arkaan Howlgalada Maraykanka iyo waxa uu Maraykanku ka dhaxli karo Howlgaladaasi.
Dhagayso Aragtida Dadweynaha Ee Duulaanka Maraykanka.mp3