Balan ka bixidda iyo dhibaatada ay leedahay.

micDad badan ayaa wada balama laakiin qaar ayaan oofin oo ka baxa arintaasoo keenta in dadka qaar ay isku nacaan.

Diin Islaamku waxay qabtaa in balanta la fuliyo sidaas ayaana wanaagsan aakhiro iyo aduunba.

Sheekh Cali Katiin oo ka mid ah culumada Diinta Islaamka ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan uga waramay balanta oo laga baxo dhibaatada ay leedahay gaar ahaan maalinta aakhiro.

Sheekha iyo Idaacaddu waxay isla qaadaa dhigeen habka iminka dadka qaar ay u dhaqamaan marka la balamo iyadoo ay jiraan dad balan qaadaya wax ay ka go’an tahay in aanay dhiibin.

Halkan Ka Dhageyso Sheekh Cali Katiin

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.