Daawo Barnaamijka Qisatul Andalus (Qeybta 1-aad)

Qisada Al-Andalus 1

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii.

Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyo portugal.

Barnaamijkan oo silsilad ahaan doona ayaa waxaad ka heli doontaan faa’iidooyin badan oo dhanka taariikhda iyo cilmiga sharciga isugu jira, waxaana had iyo goor inagala qeyb gali doona dad culimo ah.

Dhagayso Q- 1-aad Qisatul Andalus

You might also like
7 Comments
  1. Rawdah says

    Allaahu akbar walaala alfurqaan jazaakumullaahu kheyraa barnaamijka aad ayan usugaaye markan arky wlh wan farxay walaala radioalfurqaan allaah idin xifdiyo

  2. abuu muxsin al ansari says

    Alaahu Akbar waa barnamijkii aan wada sugeynay ee qisasu andalus

    1. Hasaan says

      Masha Allah aad iyo aad baan uga mahad celinaynaa walaalaha idaacada Alfurqaan dadaalka ay wadaan sifo ay jiilka da,da yari u fahmaan diintooda ayna u xusuustaan majdigii iyo sharafki ay awowyaashoodi lahaayeen
      mahadsaniin walaalyaal.

  3. muxsin says

    mashaa Allaaah wajazaakumullaahu kheyraa bahda reeer Al furqaan

  4. muxsin says

    mashaa Allaaah wa jazaakumullaaahu khwyraa bahda reer Al furqaan

  5. shakor abu says

    maan shaa alaah waa barnaamij dadka u ifinhaya wax badan oo ayna ogayn dad badan oo muslimiin ahna taariikhdooda hada ay uga tusaale qaadan karaan dadka saaxibul caqliga ah

  6. CAbdullaahi says

    Maansha allaah

Leave A Reply

Your email address will not be published.