Dad Masaakiin ah oo deeq la gaarsiiyay.(Warbixin)

lacagGudi Kakoobnaa 15 Xubnood oo U istaagay uruurin Lacago iyo Raashin Loogu Tabarucayo Dadka Dan Yar ah ayaa soo geba gebeeyay howshaasi.

Xubnaha gudiga oo dhawaan looga dhawaaqay degmada saakoow ee gobalka jubada dhexe ayaa xil weyn iska saaray sidii Allaah Ka sokow ay ugu gargaari Lahayeen Dadka aan Kor Kusoo Xusay

Lacag cadadeedu ay gaarayso gun iyo sideed boqol oo Doolar iyo Raashin ka kooban Bur, Bariis, Sonkar, iyo Waxyaabo Kale ayay u suura gashay gudiga in ay Gaarsiiyeen waalalahooda dhaqaale ahaan liita.

Dhageyso Warbixin  Masaakiin Lacag Lasiiyay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.