Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 15-aad.

Qisada Al-Andalus 1

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii.

Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal.

Barnaamijkan oo silsilad ahaan doona ayaa waxaad ka heli doontaan faa’iidooyin badan oo dhanka taariikhda iyo cilmiga sharciga isugu jira, waxaana had iyo goor inagala qeyb gali doona dad culimo ah.

Ku dhagayso Tayo sare  Qisatul Andalus Q- 15-aad.

Ku dhagayso Tayo dhexe  Qisatul Andalus Q- 15-aad.

You might also like
3 Comments
  1. abuu. says

    massha alah.baraamikkan aaad ayaan uga faa idaystay runtii olahay khayr hasiiyo walalaha alfurqaan.sida ay ugu dadaalayyaan inay noosoo gudmiyaan macluumaad wax tar leh.

  2. Abdinasir says

    Asc abdinasir oo joogo Kenya plz qeeybihii hore inter kaheli karaa qisatul andalus

    1. Axmad says

Leave A Reply

Your email address will not be published.