Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 5-aad

Qisada Al-Andalus 1

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii.

Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal.

Barnaamijkan oo silsilad ahaan doona ayaa waxaad ka heli doontaan faa’iidooyin badan oo dhanka taariikhda iyo cilmiga sharciga isugu jira, waxaana had iyo goor inagala qeyb gali doona dad culimo ah.

Ku Dhageyso Tayo Sare Qisatul Andalus Q-5aad

 Ku Dhageyso Tayo Dhexe Qisatul Andalus Q-5-aad

You might also like
1 Comment
  1. sharmake Maxamud as-salafiyi says

    Allah qabrigaaga hanuuriyo cabdi fitaax maxamed qaasim filibin waxaan daaha nooga qaadey taariikh naga dabool neyd

Cancel Reply

Your email address will not be published.