Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada. On Jun 18, 2016 274 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Alfurqaan waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 18 06 2016. 0 274 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail