Dhageyso:Abuu Muscab oo Faafaahiyay Weerar Ka Dhacay Dulleedka Mandheere.
Afhayeenka Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdal casiis Abuu Muscab ayaa Ka hadlay weerar dhabo gal ah oo ay shalayto la eegteen Ciidamada Kenya.
Sheekha oo uwaramay idaacada Andulus ayaa sheegay in weerarka ay ku gubeen laba gaari oo mid xamuul yahay.
isagoo ka hadlayay qasaaraha ka dhashay weerarka ayuu Abuu Muscab sheegay inay ku dileen 6 Askari oo katirsan Ciidamada Kenya.
Wareysiga uu Bixiyay Abuu Muscab ayuu kusoo hadal qaaday howlgalkii lagu qaaday Hotel Ambasaddor ee Muqdisho Halkaasi oo lagu dilay xubno katirsan Dowladda Federaalka.