Dhageyso:Abwaan Gabay Ka Tiriyay Dadkii lagu dilay Orlando.

 

Gabay-1Dadka suugaanta curiya qaarba dhan ayay janjeeraan waxaanay ku kala aragti yihiin dhinacyada is haya ee kuwana jihaadayaan kuwana Islaam la dirirka yihiin.

Cabdi-raxmaan Muxumed Diiriye oo ah nin Abwaan ah ayaa curiyay gabayo jihaadka ka hadlay oo miisaankodu heer sareeyo.

Waxaa ka mid ah mid ku saabsan kooxdii maraykanka dhawaan looga laayay Magaalada Orlando kuwaasoo ahaa dadka isku jensiga ah ee isu galmooda.

Gabay kale ayaa asna ka hadlaya siyaasiyiinta shisheeyuhu adeegsanayo ee Soomaalidu daba maqiiqan tahay.

Dhageyso Gabay Cusub iyo Abwaan Cabdiraxmaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.