Dhageyso:Dadka waaweyn oo qur’aan ku tartamay.

mSoomaaliya meelo badan oo ka mid ah waxaa ka dhaca tartamo qur’aan akhris ah gaar ahaan bisha barakeysan ee Ramadaan laakiin inta badan waxaa ka qeyb gala oo loo qabtaa caruurta.

Magaalada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka waxaa shalay ka dhacday Munaasibad geba gebo u ahayd tartan qur’aan akhris ah oo dadka waaweyn u gaar ah.

Xafladda dadka ka hadlay waxaa ka mid ahaa waaliga Jubooyinka ee Xarada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cabdiraxmaan xudeyfa oo ku dheeraaday Muhiimadda qur’aanku uu leeyahay.

Xafladda kadib waereysi ay la yeelatay Idaacadda ku hadasha Afrka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee Al andalus ayaa lagu weydiiyay su’aalo dhowr ah asigoo faah faahin ka bixiyay abaal marino muhiim ah oo dadka la gudoonsiiyay.

Dhageyso Wareysiga Sheekh Cabdiraxmaan

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.