Dhageyso:Jawaab Laga Bixiyay Xasuuqii Ay Gaysteen Ciidamada Itoobiya.

micCiidamada Itoobiya ayaa dhawaan laayay Dad shacab ah oo Ku Noolaa Tuullo kamid ah tuulooyinka Hoos yimaada Magaalada Gaashaamo.

Halkaas ayaa Lagu dilay in ka badan 50 ruux oo ay ku jiraan Haween iyo Carruur.

Hadaba Dadka usaaxiibka ah damiirka ayaa si qiirad leh kaga hadlay xasuuqa dhacay.

Warbixin aynu ka diyaarinay jawaabaha laga bixiyay xasuuqa dhacay Hoos Ka Dhageyso.

Dhageyso Jawaabta Laga Bixiyay Xasuuqa Itoobiya Ee Gaashaamo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.