Dhageyso:Khabiir Caafimaad oo Ka Digay Cunista Raashinka Badan Xiliga Afurka.
Xiliga Afurka Dad badan ayaa si xad dhaaf ah ucuna cunada taasina waxa ay ku keentaa caafimaad xumo.
Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan ayaa ka digay isticmaalka Cunada Culus isagoo ku baaqay in la adeegsado cunada Jilicsan iyo Timirta waqtiga hore Ee Anfurka.
calool xanuun dibiryo ayaa kamid ah waxyaabaha laga dhaxlo cuntada badan taasina waxa ay keenaysaa qofka inuu dukan waayo taraawiixda.
Dr Xanafi ayaa dhanka kale dardaaran ujeediyay dadka isticmaala sigaarka iyo qaadka.