Dhageyso:Muxsuniin Guri udhisaya Qoys uu Dab Ka Baabi’iyay Gurigooda

micQoyskaan oo qol ay daganaayeen iyo wixii yiilay ku waayay dab ka kacay Aqalka ayaa kaalmo ka helay Dad Muxsiniin ah oo Ku Nool Magaalada Saakow.

Laba qol oo jiinkad ka samaysan ayaa loo dhisayaa qoyskaan waxaana la siiyay Tiro Ari ah.

Mid kamid ah dadka isku xilqaamay in bulshada ay dhex galaan si qoyskaan wax loogu qabto ayaa ka sheekeeyay waxa ay uqabteen qoyskaan Soomaaliyeed.

Hooyada Guriga oo la hadashay idaacadda Alfurqaan  ayaa umahadcelisay wilaayada iyo dadka muxsiniinta ah ee kaalmada soo gaarsiiyay.

Dhageyso Qoyska Guriga Loo dhisayo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.