Dhageyso:Shacabka Wilaayaadka oo Ka Hadlay Sida ay kaga Nabad Galeen Dhibaatada WFP.

raashin dhacayWfp waa hey’ad katirsan waxa loogu yeeray qaramada Midoobay.

Waa hey’ad kaankaro ku ah wax soo saarka dalka oo si kasta ay kula dagaalanto.

Lex sanno ayaa Laga joogaa Markii shabaabul Mujaahidiin ay hey’adaasi ka mamnuucday  inay ka howlgasho Muqdisho.

Sababta Hey’ada shaqada looga hakiyay ayaa ahayd markii lagu helay in dalka ay soo galiso raashin dhacay iyadoo hey’adu diiday inay raashinka ka iibsato beeralayda Soomaaliyeed.

Dowladda Muqdisho ayaa dhawaan shaacisay in Muqdisho ay ku qabatay raashin dhacay oo wfp uwaday Gedo.

sawiro laga qaaday raashinka ayaa muujinayay in waqti badan raashinka uu yiilay.

hadaba shacabka ku dhaqan wilaayaadka ayaa haatan sheegaya inay ka reysteen Wfb iyagoo Soomaalida ku hoos jirta Gacatana Shiyeeyaha ugu baaqay inay iska ilaaliyaan raashinka dhacay ee ka imaanaya Wfb

Dhageyso Aragtiada Dadweynaha Ee Wfp.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.