Dhageyso:Waaliga Bay iyo Bakool oo Laga Wareystay Xaalada Wilaayada.

micIsagoo uwaramayay idaacadda andalus ayuu waaliga Bay iyo Bakool ka warbixiyay dagaallo iyo howlgallo qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo kamid ah wilaayada.

Sheekh Cabdullaahi Macalim ayaa ugu horeyn ka hadlay dagaal laba jeer ka dhacay dulleedka Magaalada Qansax dheere halkaasi oo lagu dilay maleeshiyaad Soomaali ah.

Deegaanka Lagu dagaalamay Buulo Fuur waxaa wali ku sugan oo maamulaya Ciidamada Xarakada shabaabul Mujaahidiin ee Wilaayada.

Sheekh Cabdullaahi ayaa sheegay in cibro ay ugu sugantahay wixii qabsaday maleeshiyaadka lagu laayay duleedka Qansax dheere Ciidamada kale ee caro tuurka u ah xabashida ku sugan Gobalka.

Waaliga Bay iyo Bakool waxa uu dhanka kale ka hadlay weeraro ay la kulmeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaqdhaqaaq ka sameeyay Gobalka.

Dhageyso Wareysiga Waaliga Bay iyo Bakool.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.