Idaacadda Alshabaab oo Wareysatay Mid kamid ah Raggii Weeraray Ambasaddor.(Maqal)

micIdaacadda Andulus ee ku hadasha afka xarakada shabaabul Mujaahiin ayaa Baahisay wareysi laga qaaday mid kamid ah raggii weeraray hotelka caanka ah Ambasador Hotel ee Muqdisho.

Wareysiga ayaa Laga hormariyay goos goos ku aadan fadliga shahaadada.

Cabdi Risaaq Macalim Maxamuud Ayaa Ugu Horeyn Diray Fariin Ku socotay kasoo horjeedayaasha hirgalinta shareecada raxmaanka ee kusoo duulay Soomaaliya.

Waxa uu sheegay inaysan ku badbaadi doonin meel kasta oo ay isku qariyaan mujahaidiintuna ay bartilmaameed sugan uyihiin kuwaasi.

Cabdirisaaq waxa uu mujaahidiin kula dardaarmay sabar iyo adeecida umarada.

Dhageyso Wareysiga Cabdi Rizaaq Macalim Maxamad

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.