Maalintii waa Ordayaan Habeenkiina waa Sariir yaal.(Daawo)

vlcsnap-2016-06-08-17h05m40s26

Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Pakistaan ayaa ku mashquulsan sidii ay u fahmi lahaayeen Cudur aanan horay loo arag oo ku dhacay Labo Wiil oo Walaalo ah.

Cudurka wiilasha haya ayaa ah in markii ay qoraxdu dhacdo uu ku dhacayo Shalal kaas oo u diidayo in ay sameeyaan wax dhaqdhaqaaq ah ilaa Qoraxdu ka soo baxaysana sariir yaal ah.

Waxa Cajiibka ah ayaa ah in Marki Qoraxdo soo baxdo uu nashaadkoodu soo noqonayo oo ay si caadi ah u maareynayaan noloshooda.

Aabaha dhalay wiilashan ayaa yiri cudurku waxa uu ku bilowday wiilasha markii ay jireen hal sano , Wax walboo caafimaadkoodu kusoo laaban karo waan sameeyay mudo 12 sano ah wax aanan ku tijaabin ma jirto laakiin weli isbadal ma hayno.

Alle ma’uga Mahadnoqdaa Caafimaadka uu ku siiyay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.