Maxaad ka taqaan Taariikhda Sheekh Dulyadeyn?(Maqal)

dul
Dhawaan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxay shaacisay in uu shihiiday Sheekh Maxamed Dulya deyn oo ka mid ahaa saraakiisha Mujaahidiinta isla markaana ahaa sheekh cod kar ah isla markaana hogaamiya dagaal ahaa.

Sheekh Abuu Sacad oo ay waqti dheer is garanayeen ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan wuxuu kaga sheekeeyay taariikhda  Sheekh dulya deyn.

Wuxuu sheegay in qiyaastii uu konton jir ahaa uuna ku dhashay deegaan hoos taga magaalada gaarisa ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato.

Wuxuu ka hadlay wax barashadiisii iyo goortii uu camalka Jihaadka ku soo biiray iyo howlkarnimadiisii.

Sheekh abuu sacad wuxuu tilmaamay in sheekh dulyadeyn aadu fahansanaa tafsiirka Aayaadka qur’aanka kariimka ah uuna ku dhaqmi jiray.

Wuxuu Mujaahidiinta kula dar daarmay in ay dhabar adayg la yimaadaan oo ay howsha jihaadka sii xoojiyaan, isla markaana aanay u istaagan hogaamiyaal  shahiiday.

Dhageyso Wareysi sheekh abuu sacad.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.