Muqdisho:Qawda maqashii waxna how qaban.

MuqdishoRoob dhawaan ka da’ay magaalada muqdisho ayaa banaanka soo dhigtay ceebta madaxweynaha dowladda federaalka ah xasan sheekh Maxamuud kaasoo waddo uu xarigga ka jaray  oo dayactir lagu sameeyay laamigii ka fuqay.

Aqoon yahan Maxamed Xasan oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah Alfurqaan ayaa sheegaya in hadafku markii horeba aanuu ahayn in bulshada wax loo qabto ee uu ahaa in mashruuca dhaqaale lagu cuno.

wxuu sidoo kale soo hadal qaaday wadooyin iyo meela kale  oo turkigu dayactiray oo ayina xilli sii horeeyay dumay markii roob da’ay.

Soomaaliya ayuu tilmaamay in ay tahay meel cadawgeedu dhaqaalaheeda iska guranayo.

Dhageyso Wareysiga Maxamed Xasan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.