Norwey oo muslimiinta qolooba mar afuraan.

afurCimilada wadanka norwey ayaa ka duwan sida aan naqaan ee 12 habeen tahay 12 saacna maalin tahay, waxaana bilaha qaarkood waqtigu yahay mid wada habeen ah bilaha qaarna waa wada maalin.

Hadda waxaa lagu jiraa xiligii waqtigu maalinta wada ahaa walow ay jiraan meelo kooban oo la helo habeen asiga dhanba ah laba saac iyo labaatan daqiiqo.

Dadka qaar ayaa xiligaan oo ramadaan lagu jira la afura dalka sucuudiga halka kuwo kalena ay afuraan saacadaha yar ee habeenka ah.

Hadaba midka mid ah soomaalida halkaa ku dhaqan ayaa la soo xariiray Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxaanuu sheegayaa in la ay arkayo hal jamaaco oo masjid ku wada tukaday oo qoloba mar afureyso.

HALKAAN KA DHAGEYSO NIN JOOGA NURWEY

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.