Qoladii Diinta Islaamka ka jeesta ee caqliga keliya raacdaa xagey tegeysaa?
Diinta Islaamka ayaa lagu gaaraa horumarka aakhiro iyo kan aduun qoladii ka tagtana waa kuwa lumay ama baadiyoobay.
Tusaale waxaa noogu filan dhibaatooyinka dhan walba leh ee maanta haysta gaalada iyo kuwa raadkeeda raacay.
Aqoon yahan Axmed Cabdi-kariin oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa soo hadal qaaday in caqliga keligiis ah uu dadka bohol ku ridayo.
Wuxuu sheegayaa in markii Diintii ay ka tageen gaalada ra’yigoodu siiyay in raggu isu galmoodaan.
Shacuub badan oo Muslimiin ah oo soomaalidu ka mid tahay waxaa xukuma madax ku daaban kuwa Diin la’aantu haadaan ka riday,sidaas aawgeed wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in laga hor yimaado kuwa xariirka la leh qolayaha baadiyoobay.