Shacabka Ku Hoos Jira Maamulka Somaliland oo Loogu Baaqay inay Maamul islaami Dhistaan.
Shacbaka Ku Nool Dhulka uu Ka taliyo Maamulka Somaliland ayaa loogu baaqay ina y maamul Islaami ah dhistaan.
Dadka ehelkoodii amxaarada iyo tigireega iyo kuwa u shaqeeya ku gumaadeen deegaanka Jaamac Dubad oo u dhaw soohdin beenaadka ay wadaagaan Somaliland iyo dhulka Soomaalida Itoobiya gumeysato ayaa sheegaya in maamulka Somaalilanda aanu qaadin tilaabadii ay ka filayeen.
Waxay sheegeen in ay aamin sanaayeen in looga aar gudi doono cadawga maatida ka gumaaday laakiin taa bedelkeeda madaxweynaha Somaaliland uu bulshada shisheeyaha u hoosaasinayo.
Waxay hoosta ka xariiqeen in uu yiri “shacabka deegaanka Jaamac dubbad ha u hogaansamaano dowladooda Itoobiya” iyagoo tilmaamay in aanay iyagu Itoobiyaan ahayn ee ay soomaali yihiin.
Midka mid ah dadka ehelkoodii la laayay oo la soo xariiray Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan asigoo jooga gobalka Togdheer waxa uu shacabka Somaliland ugu baaqay in ay dhistaan maamul Islaami ah oo aayahooda ka shaqeeya.
Wuxuu tilmaamay in dowladnimada la sheegayo ee halkaa ka jirta ay been tahay amniga ay haystaana uu yahay mid Allaah uu siiyay.
Asigoo hadalkiisa sii wata ayuu hoosta ka xariiqay in cidda maanta Umadda Soomaaliyeed meeley joogaanba meteli karta ay tahay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab dadka waqooyiga ku dhaqana ay la gudboon tahay inay soo dhaweystaan.
A.C.W.W
Alxamdullilaahi marhadaan helay meel aan kala soo xidhiidho walaalaheyga islaamiga ah.
waxaan ahay nin udhashay gobolka togdheer hadan ku sugun magaalad a xamar waxna KA DHIGA JAAMACADAH MUDISHU KU YAAL QAAR KA MID AH.
waxaan si mugleh ugu ham balyeynayaa geesiyadii u aar guday walaaladoodii xabshida iyo kuwa kalkaalaa ay sida arxan darada ah u dileen.
allaahna janadii hageeyo intii ku shahiiday dagaalkii halgen iyo goobaha kaleba
inshaa allaah waxaan jecelnahay in jihaadka somali land uu gaari doono