Sideen Uga faa’iidaysanaa Bisha Ramadaan (Dhageyso qeybta 5-aad)

كيف_نستقبل_رمضانWar baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa muxaadaraad taxane ah oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan.

Muxaadaraadkan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Xaaji oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa waxay kuwooda ugu horeeya ka hadli doonaan soo dhaweynta Ramadaan, halka kuwa xiga aan uga faa’iideysan doonno mawaadiic kale oo isla Ramadaanka ku saabsan.

Dhagayso Darsiga 5-aad ee sh cali xaaji

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.