Soomaalida Maraykanka oo Loogu Baaqay Hijro.(Maqal)

micSiyaasiyiinta Maraykanka ayaa marka laga yimaada kuwa qarsada islaam nacaybka waxaa jira Siyaasi Lagu Magacaabo Donald Trump oo si joogta ah uweerara Muslimiinta.

Waxa uu dhawaan sheegay in Somaalida Maraykanka intooda badan yihiin kuwa isku dayaya inay ku biiraan jihaadiyiinta.

Sheekh Axmed Sheekh oo kamid ah Ducaada diinta islaamka ayaa Soomaalida Maraykanka ugu baaqay hijro isagoo sheegay in dalka Soomaaliya Hodan uu yahay oo ay ka faaideysan karaan.

Sheekh Axmed waxa uu ka hadlay aragtidiisa ku aadan nin sheekh sheegtat oo Ku sugan Dalka Maraykanka kaasi oo kasoo horjeestay dadkii lagu laayay maraykanka.

Dhageyso Wareysiga Sheekh Axmed Sheekh

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.