Suufiyada Soomaaliya yaa aas aasay?

Suufiyoshalay waxay ku beegnayd Maalinta koowaad ee Bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1437 hijriga waxaana soomay maalayiin Muslimiin ah.

Kooxda suufiyada ee ka talisa Magaalooyinka Dhuuso mareeb iyo  Guri ceel iyo deegaano hoos taga ayaa dadka Muslimiinta ah ka mannuucday in ay soomaan iyadoo u sheegtay in ay tahay sodonka bisha shacbaan.
hadaba suufiyada Soomaaliya Yaa aas aasay oo asalkii horeba hirgeliyay?

maxay uga cararaan Sunada Nabiga NNKH?

su’aalahaas waxaa ka jawaabaya sheekh Cali katiin oo ka mid aha culuamda Diinta Islaamka.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Cali Katiin.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.