Turkiga oo hankiisa gurashada dhaqaalaha Soomaaliya sii weynaanayo.(Maqal)

erduganXasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee  shisheeyuhu dhisay ayaa madaxweynaha turkiga u sheegay in loo baahan yahay turkigu uu maal gashada dalka soomaaliya.

Xasan ayaa warkaan ka sheegay munaasabad rajib dayib erdogan ku furayay safaaradda ugu weyn ee dalkiisu dibadda ku leeyahay oo laga furay Muqdisho.

Taasi waxay sii balaarisay hamiga turkiga oo awalba kalsooni ku qabay dowladda federaalka ah waxaanuu horay ula wareegay dekadda iyo garoonka muqdisho oo dhaqaalaha ka soo xarooda in badan oo ka mid ah qaanadihiisa lagu shubo.

indheer garadka muqdisho ayaa sheegaya in turkigu Islaamka iyo soomaalidba cadaw ku yahay uuna dhaqaalaha cuuryaaminayo.

Dhageyso Codka Oday Muqdisho Jooga.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.