Dhagayso Warbixin: Al-Qaacida oo Ku Hanjbtay Weeraro Ka Dhan Ah Dowladda Maraykanka.

hamza-bin-ladin999Mu’assasada As-Saxaab garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Mujaahidka Xamza bin Usaama bin Laadin.

Kalimadda oo ah mid muhiim ah waxa uu Xamza kaga hadlay arimo kala gedisan, isagoona hanjbaad culus u jeediyay shacabka iyo dowladda Maraykanka.

Hoos ka dhagayso Warbixin aan ka diyaarinay Kalimadda oo ciwaan looga dhigay “ Dhamaanteena waxaan nahay Usaama”.

Halkan Ka Dhageyso Warbixin Ay Ku Ladhan Tahay Kalimada Cusub Ee Xamsa Usaama Bin Laden

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.