Dhagayso:Taliska Militeriga Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ka warbixiyay Weerarkii Laanta-Buuro.

Sh-Abuu-MuscabXarakada MujaahidiintaAl-shababa ayaa ka hadashay weerarkii ay habeen hore ku qaaday degaanka Laanta-buuro ee duleedka magaalada Afgooye ee gobalka shabeelaha hoose halkaasoo ay ku dishay ciidamo badan oo dowladda federaalka ah ka tirsan.

Afhayeenka dhanka ciidamada ee Mujaahidiinta oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegaya in in ka badan 30 askeri in ay weerarka ku dileen .

wuxuu intaa raaciyay in ay sidoo kale soo furteen hub iyo todobo gaari oo uu ku jiro gaari aar toob ah oo nooca aan xabaddu karin ah.

abuu muscab ayaa xusay in hadda ka hor ay sidaan oo kale deegaanka laanta buuro askar ugu laayeen gaadiidna ka furteen hadana ay rejeynayaan mar kale in sidaasoo kale ay howl galo ka fuliyaan isla xerada.

Halkan ka dhagayso Waraysiga Abuu Muscab.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.