Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada. On Jul 18, 2016 279 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 18-07-2016 0 279 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail