Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Sharcigii Jinsiga Ee Ay DF Ansixisay.

diiradaBarnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna lafa guro mowduuc muhim ah ayaa waxaa maanta looga hadlay sharci ku sheegii ay golaha wasiirada DF ansixiyeen, sharcigan oo dhigaya in raggu is guursadaan dumarkuna sidoo kale noqdaan iyo arimo kale oo fool xumo badan.

Martida: 

Sheekh Jaamac Cabdisalaam

Sheekh Xassan Maxamuud Takar

Ust. C/llaahi Axmad Cabdulle

Nabadoon Maxamad Axmad Guuleed iyo dad weyne.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 01-07-2016.lite

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.